Axmed Madoobe oo soo gaaray Dalka Sweden kadib xalad Caafimaad oo u Joogay Dalka Jermalka

axmedmadoobe

Madaxwaynaha Jubbaland Axmed Madoobe ayaa waxuu soo gaaray Magaalada Stockholm ee dalka Sweden, Madaxwaynaha Jubbaland Axmed Madoobe ayaa maalmihii dambe kusugnaa dalka Jermalka halkaas oo u joogaan Xaalad Caafimaad.

Madaxwaynaha Jubbaland ayaa waxuu Xaalad Caafimaad awgeed uga baaqday shirkii arimaha Soomaliya looga hadlaayey Axmed Madoobe ayaa waxaa lafilayaa inuu lakulmo jaaliyada Jubbaland ee kusugan Dalka Sweden.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.