Madaxweynaha Maamulka Somaliland Muuse Biixi ayaa si kulul uga hadlay markii ugu horeysay Shirkii lagu qabtay magaalada Brussels ee dalka Belgium kaas oo looga hadlay arrimaha Soomaaliya, Waxaana uu sheegay Muuse Biixi in shirkaas loo qabtay Soomaaliya islamarkaana ay iska diideyn ka qeyb galka shirkaas.
Madaxwaynaha Somaliland ayaa sheegay markii uu arkay Fasal Cali Waraabe oo la fadhiyo Madaxweyna soomaaliya iyo tegitaankii madasha shirka ay amakaag ku noqotay waana arin dib looga tashanayo waxa laga yeelayo.
Leave a Reply