Daawo:Qarax gaari lagu xiray oo sababay dhimashada Hal Qof ayaa ka dhacay Muqdisho

qarax

Qarax gaari lagu xiray oo uu kudhintay qof rayid ah ayaa ka dhacay nawaaxiga taalada Daljirka Daahsoon xilli gaariga qarxay uu halkaasi maraayay, Qaraxaan ayaa waxaa ku dhintay Fu’aad Jaamac Salaad oo kamida shaqaalaha Wasaarada Awqaafta iyo Diinta.

Allaha Unaxariistee Fu’aad ayaa waxaa uu garoonka Diyaradaha Magaalada muqdisho u wayday islaan iyo wiil ay ehel yihiin oo u safaraayey Magaalada Hargaysa.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.