Daawo:Ciidamo Ka Soo Goostay Puntland Oo Laascaanood Lagu Soo Dhaweeyay

Ciidan kasoo goostay Ciidamada Puntland ayaa waxaa lagu soo dhaweeyey Magaalada Laascaano, Ciidankaan usoo goostay Somaliland ayaa waxay kamid ahaayeen Ciidamadii Madaxwayne Kuxigeenka Puntalnd Maxamed Cumar Camay ka keenay Magaalada Buuhoodle.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.