Muuqaal:Puntland oo Xabsiga u taxaabtay 30 Dhalinyaro ah oo dadka dhaca Habeenkii

puntland

Guddiga Amniga ee gobolka Nugaal ayaa warbaahinta u soo bandhigay 30 dhalinyaro oo ay sheegeen inay kamid yihiin kuwa xiliga habaynkii magaalada Garoowe dadka Taleefoonada ka furta.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.