Madaxweynaha Maamulka Puntland Cabduweli Maxamed Cali Gaas,ayaa sheegay hadalkaan xilli uu Maanta dib ugu soo laabtey Magalada Garoowe ka dib markii uu ka qeyb galay shirkii Magalada Brussels.
Madaxweyne Gaas ayaa sheegay in shirkaas uu ahaa mid dan weyn ugu jirto dadka Soomaaliyeed,isla markaana dhammaan qodobadii ka soo baxay ay ahaayeen kuwo xilligaan u baahan yahay dalka.
Leave a Reply