Kulana ay soo qaban qaabiyeen dhalinyarada kasoo jeeda dowlad deegaanka Soomalida ee ku sugan Nayroobi ayaa waxay duco iyo inay kaxun yihiin dadka Soomaliyeed ee laysay oromada, waxay kaloo baaq udireen dowlada Itoobiya inay wax kaqabato dhibatada lagu hayo shacabka Soomalida Itoobiya.
Leave a Reply