Akhriso:Gobolka Gedo oo kamid noqday 10 Arday ee igu saraysa Natiijada Imtixaanka Shahaadiga dugsiyada sare

Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha iyo tacliinta sare Xukuumadda federaalka Soomaaliya, ayaa caawa shaacisay natiijada imtixaanka Shahaadiga dugsiyada sare ee dalka Sanad dugsiyeedka 2017- 2018, kaasi oo la fariistay bishii Maarso ee Sanadkaan.

Maxamed Abshir Diiriye Guure ee Dugsiga Amiin Nuur  ayaa galay kaalinta 10aad ee Imtixaanka Shaadiga Dugsiga sarre ee 2017-2018

gedo

gedo

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.