dhagesyo:Ciidamada Kenya oo Shan Gabdhood kufsi Ugu Gaystay Gobolka Gedo

kufi

Ciidamada Kenya oo kamida Ciidamada Nabad ilaalinta Amisom ayaa waxaay kufsi ugaysteen Shan Gabdhood oo kamida shacabka Gobolka Gedo, Gabdhahaan ayaa waxaa loogu gaystay Kufsiga Xuduuda u dhaxaysa Soomaliya iyo kenya gaar ahaan Magaalooyinka Baladxaawo iyo Mandheera.

Gudoomiyaha Degmada Baladxaawo Xayd ayaa waxuu xaqiijiyey in ficilkaan ay geesteen Ciidamada Kenya waxuuna sheegay inay cabasho u gudbiyeen Dowlada Kenya, Ciidamada Kenya ayaa waxaa dilal, kufsi, dhac ka gaysteen gudaha dalka soomaliya.

Dowlada Soomaliya iyo xildhibaanada laga soo doorto gobolka Gedo ayaa waxaay ka gaabiyeen inay ka hadlaan dhibka loo gaysto shacabka Soomaliyeed ee gobolka Gedo.

Hoos ka dhagayso

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.