Muuqaal:Shirweynaha Haweenka Ganacsatada Puntland ayaa lagu soo gabagabeeyay magaalad Garowe

haween

Shirweynaha Madasha Haweenka Ganacsatada Puntland ayaa lagu soo gabagabeeyay magaalad Garoowe ee Caasimadda Dawladd goboleedka Puntland waxaana ka qayb galay qaybaha kala duwan ee Haweenka Puntland iyo Marti Sharaf kale oo ka kala socotay Hay’adaha caalamiga iyo Madaxda Puntland.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.