Sheikh Axmad Maxamad Caafi oo Lacag ugu Deeqay Maktabada Garbaharay ee Gobolka Gedo

shiiqxasan

Sheikh Axmad Maxamad Caafi oo kamida aqoon yahanada Soomaliyeed ayaa lacag ugu deeqay Maktbada Guud ee Garbaaharray ee Gobolka Gedo, Howl-wadeenada Maktabadda ayaa sheikh Ahmed uga mahadceliyay Garab istaaga iyo taakuleynta howlaha maktabadda.

Sheikh Ahmed ayaa ugu baaqey bulshada somaliyeed Gaar ahaan bulsho weynta gobelka gedo in Ay ka qeyb-qaatan dhameystirka howlaha maktabadda.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.