
Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaliya oo gaaray Baydhabo
guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa maanta gaaray Magaalada Baydhabo ee Xarunta maamulka Koofur galbeed, Guddoomiyaha safarka waxa ku wehlinaya Xildhibaano ka tirsan […]