Muuqaal:Magaalada Boosaaso oo wado xumo soo wajahday
Magaalada Boosaaso ee Xarunta Ganacsiga Maamul goboleedka Soomaliyeed ee Puntland ayaa waxaa soo wajahay Wado xumi taas oo Keentay mararka qaarkood inay kuwax yeeloobaahn gadiidka […]
Magaalada Boosaaso ee Xarunta Ganacsiga Maamul goboleedka Soomaliyeed ee Puntland ayaa waxaa soo wajahay Wado xumi taas oo Keentay mararka qaarkood inay kuwax yeeloobaahn gadiidka […]
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa dalka dib ugu soo laabtay kadib markii booqasho 3-cisho qaadatay uu ku tegay magaalada Asmara ee dalka Eretria,Isaga oo […]
Iyada oo maanka lagu hayo xiriirka iyo saaxiibtinimada qotoda dheer ee labada shacab ee Ereteriya iyo Soomaaliya Iyada oo dib loo millicsanayo xaqiiqada ah in […]
Madaxweynaha Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa tacsi u diray Qoyska, ehelada iyo shacabka Hirshabelle ee uu ka geeriyooday marxuum,Siciid Xaashi Tooxoow, oo ahaa wasiir ku […]
Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa la kulmay qaar kamid ah Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka Eriteriya, sidoo kale waxa uu kormeeray mashaariic horumarineed oo […]
Raysul wasaare ku xigeenka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed oo sheegay in xisbi wayn oo Madaxwayne Farmaajo hormuud ka yahay la dhisi doono.
Hadduu Axmed Madobe ku adkeysto diidmada ah in General Bogmadow xilka Q-43aad la wareego. Raaligalina ka bixixin waayo ficilkiisii guracanaa ee uu Generalka kaga horjoogsaday […]
Ciidamada Kenya ayaa Weerar ku qaadey Xarunta Shirkadda Isgaarsiinta Hormuud ee deegaanka Dhuuntoow ee degmada Ceel-waaq halkaas oo ay kudileen labo nin oo kashaqeynaayey isgaarsiinta […]
Wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa si diiran loogu soo dhaweeyey magaalada Garoowe ee […]
Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaradka Soomaliland ee Ucid ayaa waxaa ku hadlay Sidii xiriirka Somaliya iyo Soomaliland loo hagaajin lahaa madaama aan nahay labo dal oo walaalo […]
Madaxweynaha Dowladda Dr Cabdiweli Maxmed Cali ayaa xafiiskiisa u qaabilay wafdi kala socday Dowlad goboeedka IGAD iyo Hay’adda UNSOM.
Copyright © 2024 | WordPress Theme by MH Themes