Month: July 2018
War Hada Soo dhacay Dowlada Itoobiya oo Ka baxday Heshiiskii Dekada BerBera
Dowlada Itoobiya ayaa waxay sheegtay inay kabaxday Heshiiskii Dekada Berbera ee ay lagashay Shirkag Dp world ee laga lee yahay dalka Imaaradka Carabta, Heshiiskan oo […]
Daawo:Wasiirka Gadiidka Cirka oo Booqaday Garoonka Diyaradaha Caabudwaaq
Wasiirka gaadiidka cirka iyo dhulka ee dowlad gobaleedka galmudug abdulaahi cali maxamed (c/laahi airport ayaa kormeer indha indhayn ah Ku sameeyey garoonka diyaaradaha dagmada caabudwaaq […]
Daawo:Shir looga hadlaayo Waxbarashadda dalalka soo koraya oo Muqdisho Kadhacay
Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka xukuummadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa maanta daah-furay shirka caalamiga ah ee waxbarashada sare oo diiradda lagu saarayo hannaanka […]
Dowlada Soomaliya oo qaadaysa weerar ka dhana Shabab
Dowladda Federaalka Soomaaliya, waxay si xoog leh u cambaareynaysaa kooxda al-Shabab oo weerar fuleynimo ah ku qaaday saaka sandhig ciidamadu ku lahaayeen deegaanka Baar-Sanguuni. Ku […]
Muuqaal:Guddoomiyaha Golaha Aqalka sare oo la Kulmay Xubno ka socda Golaha Naafada Qaranka
Kulankan uu Guddoomiyaha golaha aqalka sare Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya la qaatay xubnaha ka socda golaha naafada qaranka ayaa waxa uu ka dhacay xarunta golaha aqalka […]
Daawo:Ciidammada Xoogga dalka ayaa deegaanka Baar sanguuni ku laayey Shabaab
Ciidanka Xoogga Dalka ayaa howlgal ballaaran haatan ka wada deegaanka Baar-sanguuni iyo nawaaxigiisa,iyagoo ku raad jooga maleeshiyaad ka tirsan koxda Alshabaab ee weerar ku soo […]
Shirakadaha Ganacsiga iyo dadka kee u xaq leh Biyaha Maraykanka? W/Q Ibrahim Shire
Biyahu waxay ka mid yihiin xuquuqda aadanaha ee aasaasiga ah ee ay tahay inuu qof walba haysto laakiin haddii aad tahay Maraykan nasiib ayaa leedahay […]
Kulan aflagaado ku dhamaaday oo dhex maray beesha Waceysle iyo Xaaf
Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf iyo Odayaal Dhaqameed u dhashay Beesha waceeysle ayaa kulan ay ku yeesheen Magaalada London Ee Dalka Ingariiska waxaa […]
Daawo:Madaxweynaha Puntland oo Garoowe Dib Ugu Laabtay Kana Warbixiyeyshirkii Brussels
Madaxweynaha Maamulka Puntland Cabduweli Maxamed Cali Gaas,ayaa sheegay hadalkaan xilli uu Maanta dib ugu soo laabtey Magalada Garoowe ka dib markii uu ka qeyb galay […]