Qarax sababay dhimasho ayaa waxauu ka dhacay Magaalada Buuhoodle ee Gobolka Togdheer kaas oo ahaa mid lagu xiray Gaari ay saarnaayeen mas’uuliyiin ka tirsanaa Maamulka Khaatuma.
Qaraxaan ayaa waxaa kudhintay 2 ruux halka ay ku dhaawacmeen 4 ruux oo kale, waxana dadka ku dhintey qaraxaas ka mid ah Wasiirkii hore ee Arrimaha Gudaha Khaatuma Axmed Maxamuud Doolaal iyo saraakiil kale.
Leave a Reply