Muuqaal:Wafti wasiiro ah oo Hogaaminaayo Ra’iisalwasare kuxigeenka soomaliya ayaa garay Garoowe

gulled

Wafti uu hogaaminaayo Ra’iisalwasare kuxigeenka Soomaliya Mudane Mahdi Guuleed ayaa waxaay soo gaareen Magaalada Garoowe halkaas oo uu ka furmi doono maalinta Bari ah oo Khamiista ah shirkii golaha wasiirada Soomaliya.

Ra’iisalwasare kuxigeenka Soomaliya ayaa waxaa ku waheliya safarkiisa Golaha wasiirada Soomaliya waana markii ugu horaysay oo Shirkii Golaha wasiirada soomaliya lagu qabto Garoowe.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.