Muuqaal:Cabdimalik Muuuse Coldoon oo sheegay in Xarig lala Damacsan yahay

coldon

Wariye CabdiMaalik Muuse Coldoon ayaa waxaa uu warsaxafadeed ku qabtay Magaalada Burco waxuu kaga Hadlay in Xukuumada Muuse Biixi ay doonayso inay xirto, waxuuna sheegay in Ciidamada amniga ee kusugan Burco lagu amray in laxiro iyadoo aan nidaam loo marin.

Coldoon ayaa waxuu sheegay hadii loo xiraayo Xamer buu tagay waxaa xamar iiga dheereeya oo xariir laleh Dowlada muuse Biixi iyo Mucaaradka Soomaliland haduu la ii xiraayo Cabdi ilay buu wax kasheegay Cabdi ilay waqtigiisi waa dhacay.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.