Waxaa Magaalada Garoobe ee xarunta Maamulka Puntland ka furmay Shirkiii golaha wasiirada Soomaliya kaas oo shir gudoominaayo Ra’iisalwasaaraha Soomaliya Xasan Cali Khayre kaas oo Maalmihii lasoo dhaafay ku sugnaa Maamul goboleedka Soomaliyeed ee Puntland.
Wararkeena dambe kala socda War murtiyeedka Shirka Golaha wasiirada Soomaliya
Leave a Reply