Daawo:Cali xaraare oo ka hadlay dhaqan xumada ay somaalida ka wadan baraha bulshada

xaraare

Majaajilaystaha Cali xaraare ayaa ka hadlay dhaqan xumada ay somaalida ka wadan baraha bulshada, dhaqan xumadaan ayaa waxa kamida ayuu yiri saxal Xaare Guurka dhexmaraya Oday iyo gabar ka da’yar taas oo dad badan ka hadlaan oo dhahaan maxay guursatay oday.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.