Daawo:Hargaysa Dhalinyaro Masjid Ku Weeraray Dad Tukanaya oo lasoo qabtay

Ciidanka Booliska Soomaliland ayaa waxay Gacanta kusoo dhigeen Dhalinyaro Burcad ah oo dadka tukanaya ku baarta Masaajida Magaalada Hargaysa, dhawaan abay ahayd markii culumada kusugan Magaalada Hargaysa ay sheegen inay jiraan dhalinyaro masaajidka dadka ku tukanaya xada qaarna baarta.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.