Video+Sawiro:Bankiyadii Jigjiga oo laboobay iyo xaalada oo Kacsan

jig

Wararka naga soo gaaraya magaalada Jigjiga ee xarunta Ismaamulka Soomaalida Itoobiya ayaa waxa ay sheegayaan in Maanta halkaasi ay ka jiraan xiisado Siyaasadeed iyo dhaq dhaqaaq Ciidan kaas oo siweyn Maanta looga dareemayo taas oo hada noqotay mid faraha ka baxaday.

Ciidamada Federaalka ayaa saaka la wareegay madaxtooyada is maamulka Itoobiya kadib waxaa bilowday Banaan baxyo rabshado wata iyo boob loo gaysnaayo Bangiyada ku yaala Magaalada Jig Jiga, wali waxaan la ogayn meesha uu kusugan yahay Madaxwaynaha Maamulka soomalida Itoobiya Cabdi Maxamed.

Wararkeena dambe lasocda hadba waxa kasoo kordhaca Qalalaasaha kajira Deegaanka soomalida Itoobiya.

jig

jig

jig

jig

jig

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.