Kooxda Argagaxisada Al-Shabaab ayaa xalay dilay qof askari ku tukanayay Masaajid ku yaala Degmada Xamar Jajab ee magaalada Muqdisho, Falkaan ay gaysatay kooxda Al-Shabaab ayaa ah mid aad uga fog diinta Islaamka iyo dhaqanka suuban ee Soomaalida. wuxuuna ka dhiganyahay in ay kooxdaani diidantahay gudashada waajibka Salaada oo ah Rukniga Labaad ee Islaamku ku dhisanyahay.
Leave a Reply