Daawo:Muuqaal:Bulshada Boosaaso oo ka cabanaya Ajaanibta kusoo qulqulaya magaalada Boosaaso

oromo

Bulshada Magaalada Ganacsiga Puntland ee Boosaaso ayaa waxay ka cabanaya Ajaanibta kusoo qulqulaya magaalada Boosaaso kuwaas oo ka imaanaya dalka Itoobiya, Dadkaan ka imaanaya Dalka Itoobiya ee soo buuxdhaafiyey Magaalada boosaaso ayaa waxay ubadan yihiin dad tacriibayaal oo doonaya inay usocdaalaan dalalka Carabta sida Yemen iyo Sacuudiga.

shacabka Magaalada Boosaaso ayaa waxay ka codsadeen Maamulka Puntland inay Xeryo u dhisaan dadkaan Tahriibayaasha ah kuwaas oo wax u dhimay Bilicda Magaalada Boosaso.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.