Magaalada Boosaaso ee Xarunta Ganacsiga Maamul Goboleedka Soomaliyeed ee Puntland ayaa Maanta waxaa dhibaato loogu gaystay nin lasheegay inuu kamid yahay tahriibayaasha ku sugan Magaalada Boosaaso, Ninkaan ayaa waxa jirdil ugaystay dhalinyaro halkaas ku sugan waxaana loo malaynayaan inay u aarayaan shacabka Soomaliyeed ee Oromada kulaysay Gudaha Deegaanka Soomalida Itoobiya.
Leave a Reply