Magalada Muqdisho waxaa ka dhacay banaanbax loogu borordiiqayo loogana soo horjeedo dilkii Maxamed Maxamuud Sheekh Cali oo ahaa Ganacsade, dhalinyardaad isuu soo baxay wadooyinka Muqdisho ayaa aad ugu xumaa dilka loogaystay Maxamed Maxamuud Shiiq iyo dhalinta kale.
a
Leave a Reply