Dhageyso:Madaxweyne Cusub oo loo Magacaabay dowlad deegaanka Soomalida Itoobiya

itoobiya

Guddiga fulinta Dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya ayaa waxa ay Magacaabeen Madaxweyne Cusub dowlad deegaanka soomaalida Itoobiya Axmed Cabdi Maxamed ka dib kulan ay Maanta yeesheen, Doorashada madaxweynaha cusub ayaa timid, kadib markii uu xilka iska wareejiyay madaxweynihii hore ee deegaankaasi, Cabdi Maxamuud Cumar oo maalmahan ba wajahay cadaadis.
hoos kadhagayso amadaxwaynaha Cusub ee Somalida itoobiya oo lahadlay bbcda

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.