Hambalyo Dhalasho Farxad Leh Mohamed Mowliid Mohamed iyo Marwo Sadia Mohamud Mohamed wiil ugu dhashay Muqdisho.

mowliiid

Waxan Halkaan Hambalyo dhalaasho uga direynaa Mohamed Mowliid Mohamd iyo Marwo Sadia Mohamud Mohamed Oo Wiil ugu dhashay magaalada Muqdisho ee caasumada Soomaliya, waxaan Alla ugu baryeynaa inuu ku soo barbaariyo jaceylka diintiisa, waalidkiisa, dadkiisa iyo dalkiiisa.

Waxaan leenahay marlabaad wiilka dhashay ku soo barbaar Caafimaad , nabad iyo Barwaaqo. Aamiin Aamiin

Noqo wiil ayaan badan,
karti iyo awood badan,
kii addeeca waynaha,
Waalidkiyo dadkiisaba,
Eebe kaa dhig walad khayr

Waxaa Tahniyada Dhalasho diraya Qoyska Iyo asxaabta.

Abdideeq Maxamed Warsame “Deeq Faandhe”
Mohamed Muhiyadiin Mohamed
Idriis Aadan Hassan
Husein Shugri Cabdi
Abdullahi shugri Mohamed
Sahra Mowlid Mohamed
Hafso Mowlid Mohaned
Caasho Mowlid Mohaned
Abdullahi Mowlid Mohamed
Abdirihman Mowlid Mohamed
Hamdi Mohamud mohamed
Rahmo Mohamud mohamed
Abdiaziiz Mohamud Mohamed

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.