Wararka inaga soo gaaraya Magaalada Jigjiga ee Maamulka Soomalida Itoobiya ayaa waxay sheegayaan in madaxweynihii Horeee dowlad deegaanka soomaalida Itoobiya Cabdi Maxamuud Cumar ay ciidammada Itoobiya ka kaxaysteen Magaalada Jig jiga.
Dowlada Itoobiya wali war kama soo saarin xariga Madaxwaynihii hore ee Maamulka soomalida itoobiya Cabdi Maxamuud, Magaalada jig jiga ayaa wali xaalkeeda qasan yahay waxaana jira dad badan oo xasuuqeen Ciidamada Itoobiya.
Leave a Reply