Maamulka Garoonka diyaradaha Magaalada Hargaysa ayaa waxay u diideen Afhayeenkii Hore ee Wasaarada Aminga dowlada Federaalka Soomaliya Cabdicasiis Xildhibaan inuu gudaha Magalada Hargayso u galo waxaana dib loogu soo celiyey Magaalo madaxda Soomaliya ee Muqdisho.
Majiraan wax wara oo kasoo baxay Maaamulka Soomaliland oo kusaabsan Diidmada loo diiday inuu galo Afhayeenkii hore wasarada aminga Soomaliya Cabdi casiis Xildhibaan.
Leave a Reply