Magaalada Garbahaaray waxaa si toos uga socota Xafladii Furitaanka Maktabada Magaalada Guud ee Grabaaharay waxaana ka qayb galay Marti sharafkala duwan oo iskaga kala yimid dalka soomaliya iyo Kenya, waxaa kaloo ka qayb galay Maamulka gobolka gedo, kan garbaaharay iyo qaybaha kala duwan ee Bulshada Gobolka gedo.
Wararkena dambe kala socda warar dheerad ah.
Leave a Reply