Daawo:Labo Qof oo ka mid ah dadka ka shaqeeya goobta Dhagax-Jabinta oo ku dhintay Kismaayo

kaawo

Sadex Qof oo ka mid ah dadka ka shaqeeya goobta Dhagax-Jabinta ee duleedka Waqooyi ee magaalada Kismaayo ayaa laba ka mid ahi ku dhinteen halka mid kalana uu ku dhaawacmey ka dib markii uu ku soo dumey goobtii ay ka jabinayeen Dhagax.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.