qaarkamida Waxgaradka Mgaalada Muqdisho ayaa waxay ugu baaqeen Maamulka Somaliland inay sii daayaan dhalinyaro mudo ku xirnayd Xabsiga Magaalada Hargaysa kuwaas oo Xukunkooda Dhamaystay sida ay sheegeen.
Nabadoon xasan Xaad ayaa waxuu sheegay in nimankaan lagu tacdiyey mudana kuxirnaayeen Hargaysa waxayna kasoomeen cuntadii kadib markii lala hadli waayey waxaa kaloo loogaystay Jirdil.
Leave a Reply