Daawo:Qaabkii ay u dhacday daafurkii Maktabada Guud ee Garbahaaray

garbo

Maamulka Gobalka Gedo iyo Masuuliyiin kale ayaa Garbahaarey kaga Qeybgalay Daah furka Maktabada Guud ee laga hirgaliayay Degmada Garbaaharay ee Gobolka Gedo, Dhanka kale Masuuliyiintan ka qayb gashay Daahfuranka Matabada Garbaaharay ayaa Booqday allaha unaxariistee Qabrigii Madaxweynihii hore Ee Somaliya Jaalle maxamed Siyaad Barre oo ku aasan Magaalada Garbaaharay.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.