Daawo:Somaalida Kasoo Qaxaysa Jigjiga oo soo gaartay Somaliland

baraka

ismaamulka Soomalida Itoobiya ayaa waxaa wali kajira Qalalaaso Siyaadeed oo dad Badan ku nafwaayeen qaarna ku dhaawacmeen, Dad Badan oo kasoo cararay Qalalaasaha kajira Jigjiga ayaa waxay soo gaareen qaar kamida Gobolada Soomaliland.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.