Dhagayso:Puntland oo ka hadashay Hantida laga soo dhacayo Degaanka Somalida Itobiya

puntland

Wasiirudawlaha Madaxtooyada iyo Iskuxirka Golayaasha dawlada ahnaAfhayeenka Puntland Cabdulahai jaamac quraancejel oo warbahainta kula hadlay Madaxtoyada Puntland ayaa ka ka hadlay hanti laga soo dhacayo DDSI kuwaas oo lala soo galayo Xuduudaha Soomaliya ay la wadaagto Ethopia ka dib markii kala Danbeyntii DDSI Ay luntay.
Afhayeenku wuxuu sheegay in Puntland aysan Aqbaleyn laguna Haysan karin dhulkeeda Hantidaas Baabuurta u badan sida u sheegay ayna gacan ku dhigi doonto si ay ugu celiso cidii lahayd.

 

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.