Guddiga joogtada ee Golaha Shacabka ayaa maanta xarunta Golaha Shacabka kula kulmay xubno uu hogaaminaayay Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Dastuurka ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Xuseen Cabdi Cilmi, iyadoo uu kulankaasi shir guddoominayay guddoomiyaha Golaha Shacabka.
Kulanka ayaa waxaa loogu hadlay halka ay marayaan hanaanka dib u eegista Dastuurka, wada shaqeynta Guddiyada Dastuurka iyo Wasaaradda Dastuurka.
Leave a Reply