Magaalada Garoowe ee Xarunta maamul Goboleedka Soomaliyeed ee Puntland ayaa waxaa soo gaaray qalalbkii lagu dhisi lahaa Dekada Garacad ee Gobolka mudug, dhismaha dekada Garad ayaa qorsho Maamulka Puntland ku horumarinayo Kaabayaasha dhaqaalaha.

Copyright © 2024 | WordPress Theme by MH Themes
Leave a Reply