Barlamaanka Puntland oo maanta meel mariyay nooca doorasho ee la qabanayo iyo jadwalka doorashada 2019 ka.

puntland

Golaha Wakiilada dawlad Maamul goboleedka Soomaliyeed ee Puntland ayaa meel mariyay nooca doorasho ee la qabanayo iyo jadwalka doorashada 2019 waana xiliga lagu wado inay dhacdo doorashada Madaxwaynaha Puntland.

Barlamaanka Puntland ayaa waxay shaaciyeen xiliga ladooranayo barlamaanka iyo madaxwayanha Puntaland waana sidaan, Barlamaanka Puntland waxaa ladooranayaa 30 December 2019, Gudoomiyahana barlamaanka 4 janaayo 2019 madaxwaynah Puntlandna waxaa ladooranaya 8 janaayo 2019.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.