Ra’iisul Wasaraha Xukumadda Federalka Soomaaliya Mudane Xasan cali khayre aya xeebta liido geeyey Galabta Wasiirka Arrimaha Dibedda Eritrea, dhinaca kale Ra’iisul Wasaare khayre ayaa halkaa waqti kula qaatay shacabkii ku sugnaa xeebta liido,isagoo Talooyinka dalka lagu Horumarinayo ka dhagaystey.
Leave a Reply