Daawo:Xildhibanada Hirshabeele oo u sheegay Madaxwaynaha Hirshabeele inuu iscasilo

Xildhibaanada Maamul Goboleedka Soomaliyeed ee Hirshabeele ayaa waxay ugu baaqeen Madaxwaynaha Hirshabeel Maxamed Cabdi waare inuu xilka ka dago madaama uu ku fashilmay Hogaanka Hirshabeele uuna iska horkeenay Bulshada Hirshabeele

Xildhibaanada Hirshabeele ayaa waxaa Kaloo sheegeen inay doorteen Madaxwayne Awaare ayna tahay waqtigii lays dhaafin lahaa madaama waqtigiisa inta badan ku dhamaysto Magaalada Muqdisho iyo asagoo qofkuu rabana casila kii kalana Magacaaba asagoo kala tashan Xildhibaanada iyo shacabka Hirshabeele.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.