Dhageyso:Alshabaab oo Biyaha Wabiga shabeele kusoo fatahay Qoryooley

wabi

Maamulka degmada Qoryooley ayaa ururka Al-Shabaab ku eedeeyay inuu biyaha webiga Shabeelle ku soo fasaxay tuulooyin degmadaas hoos yimaadda, Maamulku wuxuu intaas ku daray in beero badan oo dhawaan soo go’ay ay biyahaasi baabi’iyeen, halka kumannaan qofna ay ku barakaceen.

Degmada Qoryoolay ayaa muhiim u ah wax soo saarka beeraha, dhanka kalana waxay isku xirtaa magaalooyinka gobolka Shabeellaha Hoose.

Haddaba umuurtaasi ayaa waxay BBCDA ka wareysannay guddoomiyaha degmada Qoryooleey, Sayid Cali Ibraahim Xasan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.