Fadlan Kasoo qayb gala Maktabada Garbaharay oo dood cilmiyeed kusaabsan Kaalin Dhalinyarada lagu qabanayo

garba

Maktabadda Guud ee Garbahaarreey waxay galabta xarunta Gobolka Gedo ku qabaneysaa dood cilmiyeed kusaabsan “Kaalinta Dhalinyara ay ka qaadan karaan hormarka Dalka” waxaana soo jeedin doona Gudoomiyaha dhalinyarada Gobolka Gedo Liibaan Cabdulaahi Sheekh Cumar, fadlan ka qeybqal dood cilmiyeedkaas kana faa’iideyso hadii aad Garbahaarreey ku sugantahay, dhinaca Live streamkane weey kala socon karaan inta aan goobtaas ku sugneyn.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.