Daawo:Xildhibanada Beesha Jareerwayne oo Kalsoonidii kala noqday Madaxwaynaha Hirshabeele.

Xildhibaanada Beelaha Jareerweyne waxay oo shir ku qabtay xartunta ku Maamulka Hirshabeele ayaa waxay ku eedeeyeen Madaxwaynaha Hirshabeele Maxamed Cabdi Waare dhaheen inuu qayaanay beesha Jareerwayne waana kala laabanay Kalsoonida.

dhawaan bay ahayd Xildhibaano kale oo katirsan Maamulka Hirshabeele markay sheegeen inay kala laabteen Kalsoonidii lama oga meesha ay ku dambayntii kalsooni kala noqoshada Madaxwaynaha Hirshabeele.
Madaxda Hirshabeele oo ugu horeeyo Madaxwaynaha Hirshabeele Maxamed Cabdi Waare ayaa waxay waqtigooda inta badan ay ku dhameeyaan Joogitaanka Magaalo madaxda Soomaliya ee Muqdisho.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.