Afhayeenka qurbajoogta jubbaland Isaxaaq Cabdulaahi Cilmi ayaa waxa uu sheegay in Axmed madoobe ku fashilmay hogaanka Maamulka Jubbaland kaas oo iska horkeenay Shacabka Jubbaland noqdayna Hogaayime kooxeed ka aan ka daqan bulshada uu Hogaamiyaha u yahay.
Afhayewenka qurbajoogta Jubbaland waxuu sheegay in Axmed Madoobe ka masuul yahay maamul xumida, amni darida iyo burburka dhaqaale ee ku habsadey shacabka Jubbaland, waxaa kaloo Axmed madoobe ka gaabiyey inuu Cambaareeyo dilalka, Kufsiga, iyo burburinta Hantida Shacbka Jubbaland ay ugaysanyaan Ciidamada Kenya ee kusuga Jubbaland.
Leave a Reply