Daawo:Taliyaha cusub ee ciidanka badda Somaliya oo xilkiisa la wareegay

coljoog

Munaasabaday xilalka kula kala wareegayeen taliyihii hore ee ciidanka bada Soomaaliya Amiraal Maaday Shiiq nuur iyo taliya Cusub General Xasan Nuur Colujoog ayaa lagu qabtay magalada Muqdisho, Munaasabadda ayaa waxaa ka qeyb galay saraakiisha Ciidamada badda iyo xubno kale oo ka socday Taliska Ciidanka Xooga Dalka Soomaliya.

Taliyaha cusub ee ciidanka Badda General Xasan Nuur Colujoog oo ka hadlay munaasabada ayaa u mahadceliyay taliyihii hore ee Ciidamada Bada Admiraal maaday sida wanagsan ee uu uga qayb qaatay dhismaha Ciidanka bada Soomaliya.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.