Madaxwaynaha Cusub ee soomalida Itoobiya oo lagu dhawaaqay

deg

Magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya ayaa waxaa ka dhacay doorasho lagu dooranaya madaxweynaha cusub ee dawlad Deegaanka Soomaalida Ethiopia Mustaf Maxamad Cumar kasoo ay doorteen gudiga fulinta ee xisbiga xukumada DDSI, Waxaana madaxweynihii hore ee ku meel gaarka ahaa Axmed Cabdi uu noqon doonaa madaxweyne ku xigeenka Dawlad Deegaanka Soomaalida Ethiopia, ahna guddoomiye ku xigeenka Xisbiga Xukuma DDSI.

waxii warar Dheeraad ah kala soco wararkeena dambe

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.