Dhagayso:Waa kuma madaxweynaha cusub ee dowlad deegaanka soomaalida ee Itoobiya?

mustafe

Mustafe Muxumed Cumar (Mustafe Cagjar) loo doortay madaxweynaha cusub ee dowlad deegaanka soomaalida ee Itoobiya, Golaha dhexe ee xisbiga dimoqradaadiga shacabka Soomaalida Itoobiya oo dhawaanahan kulan ku lahaa magaalada Addis ababa ayaa Mustafa Muxumed Cumar u doortay inuu noqdo madaxweynaha kumeel gaarka ah ee u yeelanayo maamulkaasi.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.