Labo Wasiir oo katirsan xukumada Kilalka 5aad ayaa hargaysa lagu xiraya

Ciidamada Amaanka Soomaaliland ayaa gacanta ku dhigeen Xubno sar sare oo la sheegay in ay ka mid ahaayeen Xukuumaddii uu hoggaaminayey Madaxweynihii xilka laga qaaday ee dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya Cabdi Maxamuud Cumar.

Wasiiradaan Hargeysa lagu qabtay ayaa waxaa ka mid Wasiirka Waxbarashada dawlad deegaanka Soomaalida Itoobiya Ibraahim Aadan Mahad iyo Wasiirka Caddaaladda Cabdi Jaamac,kuwaas oo Hargeysa ka soo gala dhinaca xuduudka u dhaxaysa Somaliland iyo dalka Itoobiya.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.