Gudoomiyaha ururka Gedo Reform Organisation Shankaroon diini Cilmi uu waramaysay Idaacada VOA qatbteeda Soomaliga ayaa waxay sheegtay inay wax ka qabanmayaan dhismaha wadooyinka Gedo kuwaas opo burbur xun kajiro.
Gudooiyaha Ururka Gedo Reform Shakaroon Diini ayaa waxaa kaloo sheegtay inay wax kaqabteen qar kamida wadooyinka Gobolka Gedo sida wadada Baladaxaawo.
Leave a Reply