Munaasibadan oo Aheyd mid lagu soo Bandhigaayay Hal Abuurka Bulshada Degmada Garbahaareey oo ay kasoo Qeyb Galeen Maamulka Degmada Abwaano Aqoonyahano iyo Ururada Bulshada Rayidka ah ayaa waxaa soo qaban qaabisay Maktabada Guud ee Magaalada Garbaaharay.
Hoos kadaawo warbixintii warsame Xaaji.
Leave a Reply